Fadhiga Maanta ee Golaha oo uu shirguddoominayey Guddoomiyaha Golahaas Cabdiraxamaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayey kasoo xaadireen 59-Mudane, waxana Cod la Geliyey Anixinta Ajandaha oo ay ogollaadeen 47-Mudane Halka ay ka Diideen Laba Mudane.Xildhibaanada qaarkood ayaa sheegay in Ajandaha Kal fadhiga 26-aad ee golaha wakiilada in Laga Doodo Halka Qaarkoodna Soo Jeediyeen in Sagaalka Qodob ee xeerkani ka kooban yahay Sidooda Lagu Ansixiyo.
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Ciro ayaa mudeeyey Xiliga La Ansixinayo Kumiishanka Doorashooyinka qaranka waxaana uu Tilmaamay in Maalinta Sabtida ee soo socota la ansixin Doono Komishanka Doorashooyinka Qaranka, halka uu Maalinta Axadda ahna uu Golaha Hor Iman Doono Wasiirka Maaliyadda oo sida Odoroska Miisaaniyadda qaranka ee Sanadka 2015-ka.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment