Marwada ayaa qoraal ay arrintan ku caddaynayso xalay soo saartay, waxana ay si cad u sheegtay inay xilkaas uga tagtay sabab ay ku sheegtay duruufo xisbiga dhexdiisa ka jira, balse wax faahfaahin ah ma ay bixin.Warsaxaafadeedka ay Faadumo Siciid iscasilaadeeda ku shaacisay ayaa u dhignaa sidatan:
“Waxaan halkan idiinku lifaaqaya anigu ah Faadumo Sicid Ibraahim inaan xilkii aan ka hayey Xisbiga UCID oo laga bilaabo 20/11/2014 iska casilay, sababo la xidhidha durufo ka dhex jira Xisbiga oo aan shaqaadi aanan awgood u sii wadi karin.Wa Billaahi Tawfiiq.”
Himilo Media
No comments:
Post a Comment