Labadan askari ayaa askari Cabdilaahi Cali Cabdi Cigaal waxay Maxkamaddu ku heshay inuu si badheedh ah uu u dilay Xuseen Cabdi iyo Sahra Sheekh CumarAskariga kale oo la yidhaa Cabdiraxmaan Ciise Axmed, ayay sidoo kale Maxkamaddu ku heshay inuu si badheedh ah uu u dilay Saciid Dhiblaawe Siyaad.
Xeer Ilaaliye Ku Xigeenka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida C/laahi Xuseen Maxamed, oo la hadlay Warbaahinta, ayaa sheegay in xukunkan la fuliyay, markii uu kiisku cadaaday labadaasi askari lana ogaaday inay yihiin gacan ku dhiiglayaal.
Himilomedia
Hargeysa
No comments:
Post a Comment