Hargeysa August 3, 2015-(Himilo) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wakiil ku xigeenka Ergeyga qaramada Midoobay U Qaabilsan somaliya iyo somaliland oo dalka safar ku yimid.
Halkan Hoose Ka Daawo
Himilomedia.com
Hargeysa Office
No comments:
Post a Comment