Monday, August 3, 2015

Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Baaq U Diray Ha'yadaha Gargaarka Iyo Ganacsatada

 

Hargeysa August 3,2015(Himilo)-Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee lasoo daristay deegaanada galbeed somaliland.

Madaxwayne Ku Xigeenku waxaa uu shacabka iyo ha'yadaha gargaarka ugu baaqay in gurmad degdega loo fidiyo shacabka abaaruhu saameeyeen.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas oo Faafhfaahsan.

https://www.youtube.com/watch?v=KdBCdnrp_P0&feature=youtu.be

Himilomedia

Hargeysa Office

No comments:

Post a Comment