Thursday, May 29, 2014

Wasiir Xirsi Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Hargeysa (Himilo) Wasiirka madaxtooyada somaliland Xirsi Cali X Xasan iyo wefti uu hogaaminayey oo dalka maraykanka kaga qayb galay xuskii 18-ka may oo ahayd sanadguuradii 23aad ee ka soo wareegtay maalintii lagu dhawaaqay gooni isu taaga iyo madaxbanaanida qaranimada somaliland.
soo noqosho xirsi iyo baashe. 2Weftigan oo ka soo dagey gagida dayuuradaha ee cigaal international air port ee magaalada hargeysa ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaalihii uga soo qabsoomay dalka maraykanka, taasi oo ay warbaahinta u warameen guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha wakiilada iyo wasiirka madaxtooyada somaliland..

soo noqosho xirsi iyo baashe. 3HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/05/Weftigii-Wasiir-Xirsi-Hogaaminaayey-oo-Dalka-ku-soo-noqday-Maanta-.mp3"][/audio]

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment