Hargeysa (Himilo) Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu caleemo saaray suldaan cusub oo ay yeelanayso beesha isaaq ee ku dhaqan magaalada diridhaba ee dalka itoobiya.
waxaana caleemo saarka suldaanka Cali Cabdi Xasan-roodhiile ka soo qayb galay masuuliyiin, madaxdhaqameed iyo dadweyne tiro badan, sidaasi awgeed daawo xaflada caleemo saarka.
HALKAN KA DAAWO
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment