Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro), , Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, , Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, Guddoomiye ku-xigeen Golaha Wakiillada Md Baashe Maxamed Faarax iyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda, ayaa sheegay in qadiyadda Somaliland lama taabtaan tahay isla markaana aanu masuuliyadda ilaalinta ammaanka xuduudihiisa cid kale u daba-fadhiisanayn.[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/06/somaliland.mp3"][/audio]
[gallery columns="4" ids="4598,4599,4597,4596,4595,4594,4593,4592,4591,4590,4589,4588,4587,4586,4585,4584,4583,4582,4581,4580"]
No comments:
Post a Comment