Intaasi ka dibna waxa uu madaweynuhu u soo dhaqaaqay dhanka caasimada Gobolka Saaxil ee Berbera waxaana kaantaroonka magaalada kaga hor yimid kumanaan shacbiga berbera ah oo madaxweynaha halkaasi ku soo dhaweeyey kana soo gelbiyey oo soona gaadhsiiyey guriga martida ee berbera, halkaas oo madaxweynuhu caawa u hoyday, lana filaayo inuu mashaariic kala duwan ka fuliyo gobolka saaxil inta uu ku sugan yahay madaxweynuhu.HALKAN KA DAAWO SAWIRADA
[gallery columns="4" ids="14523,14522,14521,14520,14519,14518,14517,14516,14515,14514,14513,14512,14511,14510,14509,14508,14507,14506,14505,14504,14503,14502,14501,14500,14499,14498,14497,14496,14495,14494,14493,14492,14491,14490,14489,14488,14487,14486,14485,14484,14483,14482,14481,14480,14479,14478,14477,14476,14475,14474,14473,14472,14471,14470,14469,14468,14467,14466,14465,14464,14463,14462,14461,14460,14459,14458,14457,14456,14455,14454,14453,14452,14451,14450,14449,14448,14447,14446,14445,14444,14443,14442,14441"]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment