Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye oo kamid ah Golaha Guurtida, ayaa sheegay in xukuumaddu u jeellan tahay sdiii Mudo kordhin loogu samayn lahaa, isagoo sidoo kale Muranka Ka taagan Deegaanka Balli-diiriye ee Gobolka Togdheer kaga garnaqay inay Beesha Gobolka Hawd xaq u leedahay.
[youtube http://www.youtube.com/watch?v=FnSfjMYGEhQ]
No comments:
Post a Comment