Monday, June 2, 2014

DHEGAYSO: Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Dhibaatooyinka Ka Dhashay Khilaafka Kulmiye

Hargeysa (Himilo) Guddoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay kulan uu maanta la yeeshay ergada golaha guurtida ee gacanta ku haysa xalinta khilaafka xisbiga kulmiye iyo dhibaatooyinka ka dhashay khilaafka xisbiga kulmiye.

Muuse Biixi Guddoomiyaha xisbiga kulmiye oo arrimahaasi ka hadlayaana waxa uu yidhi:-

HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/06/muuse-Biix-cabdi.mp3"][/audio]

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment