Dalalka Mudaharaadka kaga jawaabay Qoraallada wargeyska, ayaa waxa kamid ah Pakistan, Yemen iyo Turkiga iyo Waliba Dalka Niger oo la sheegayo in kiniisado tiro badan oo Reer Galbeedku lahaayeen lagu Ololiyey.Faransiiska iyo qaar ka mid ah dalalka Yurub ayaa adkeeyay ammaanka, tan iyo markii uu dhacay weerarkii Paris, kaasoo lagu dilay ilaa 17 ruux oo 12 ka mid ah ay ka shaqeynayeen Wargeyska Charlie Hebdo.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment