Monday, January 12, 2015

Magacyada Golahaha Xukuumadda Somalia Oo Saaka La Shaaciyey Iyo Tirada Wasaaradaha Oo Xadka Kasii Baxaysa

Muqdisho:Jan,12,2015(Himilo)-Ra’isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, ayaa saaka Aroortii hore ku dhawaaqay Xukuuadiisa Cusub oo muddo la sugayey, waxana ay noqotay midka mid ah Xukuumadihii ugu salka ballaadhnayd ee Somalia soo marta.

sharmaAfhayeenka Xukuumada Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa Warbaahinta u akhriyey Magacyada Wasiirro ka Kooban 25-Wasiir, kuwaas oo wata 25-koodii wasiir Ku xigeen iyo Tiro kale oo Wasiir dawlayaal ah.

Xubnahan Golaha Wasiirada Somalia yaa waxaa ka dhex muuqda qaar ka mid ah wasiiradii Xukuumadii hore, waxaana intooda ugu badan ee wasiirada, wasiir kuxigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha yihiin kuwo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Magacyada xubnaha Golaha Wasiirada iyo Wasaaradaha loo magacaabay waa sida ku cad shaxda hoos ku taal:

 

Magacyada Wasiirrada

  1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen

  2. Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed Wasaaradda Caddaaladda

  3. Axmadey Sh. Mukhtaar Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

  4. Cabdikariin Xuseen Guuleed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

  5. Xuseen Cabdi Xalane Wasaaradda Maaliyadda

  6. Maxamed Sh. Xasan Xaamud Wasaaradda Gaashaandhigga

  7. Cabdirixman Ducaale Bayle Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga

  8. Cabdullahi Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha

  9. Cabdullahi Axmed Jaamac “Ilkajiir” Wasaaradda Waxbarashada

  10. Yusuf Macalin Amiin Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

  11. Maxamud Cali Magan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga

  12. Cabdiqadir Cabdi Xashi “Gaabane” Wasaaradda Arimaha Dastuurka

  13. Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

  14. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska

  15. Cabdullahi Sh. Ismaacil Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

  16. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

  17. Cabdalla Boos Axmed Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

  18. Xuseen Maxamed Sheekh “Badni” Wasaaradda Beeraha

  19. Ducaale Aaden Maxamed Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada

  20. Cabdiraxman Cabdi Cusmaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

  21. Nadifo Maxamed Cusman Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska

  22. Khadiija Maxamed Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

  23. Maxamed Mukhtar Ibrahim Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

  24. Daauud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka

  25. Abuukar Cabdi Cusman “Mardadi” Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

  26. Saciid Xuseen Ciid Wasaaradda Caafimaadka


 

Magacyada Wasiiru Dawlayaasha

  1. Cabdullahi Yusuf Alankey Wasaaradda Amniga Gudaha

  2. Maxamuud Hayir Ibrahim Madaxtooyada

  3. Khalid Cali Cumar Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

  4. Maxamed Adan “Fargeti” Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga

  5. Maxamed Cali Xagaa Wasaaradda Gaashaandhigga

  6. Cabdullahi Maxamed Nuur Wasaaradda Maaliyadda

  7. Xasan Maxamed Jimcaale Wasaaradda Arimaha Dastuurka

  8. Burci Maxamed Xamza Wasiiru Dawlaha XRW Arrimaha Bay’adda

  9. Caadil Sheegow Sagaar Xiriirka Baarlamaanka


 

Magacyada Wasiir Ku-xigeenada

  1. Cabdullahi Bile Nur Wasaaradda Caddaaladda

  2. Cabdiraxman Kulmiye Xirsi Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

  3. Saacid Xaji Maxamuud Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

  4. Fahma Axmed Nur Wasaaradda Maaliyadda

  5. Cabdalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga

  6. Mahad Maxamed Salad Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga

  7. Ibrahim Yarow Isaq Wasaaradda Amniga Gudaha

  8. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada

  9. Yusuf Xayle Jimcaale Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

  10. Sharif Maxamed Xasan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga

  11. Xaji Cali Sh. Maxamed Nur Wasaaradda Arimaha Dastuurka

  12. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

  13. Cabdullahi Colaad Rooble Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska

  14. Xirsi Adan Rooble Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

  15. Maxamed Cumar Geedi Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

  16. Cabdishakur Cali Mire Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

  17. Cabdirashid Maxamed Xiddig Wasaaradda Beeraha

  18. Jamaal Xasan Ismaacil Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada

  19. Sacdiya Careys Ciise Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

  20. Cusman Libaax Ibrahim Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska.

  21. Mumina Sh. Cumar Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

  22. Saciid Jamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

  23. Maxamed Axmed Abtidoon Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka

  24. Cabdikarin Cige Guuleed Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

  25. Dr. Cusman Maxamud Dufle Wasaaradda Caafimaadka


Himilo Media

No comments:

Post a Comment