Hargeysa (Himilo)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) ayaa xadhiga ka jaray waadh cusub oo lagu kordhiyey waadhadhkii cisbitaalka TB-da ee caasimada Hargeysa.
Waadhkan cusub oo loogu tallogalay dadka qabatimay dawada TB-da ayaa furitaankiisii waxa ka hadlay wasiirka caafimaadka iyo madaxda cisbitaalka TB-da, oo ka waramay dhismahani sidii uu ku suurto galay iyo ahmiyada uu leeyahay.
HALKAN KA DAAWO
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment