
Madaxweynaha oo ka qaybgalay xaflada furitaanka 350Guri oo cusub looguna talo-galay dadka danyarta ah ee degan qayb ka mid ah caasimada Somaliland ee Hargeysa oo sideed goobood laga soo raray loona qaybiyey 350guri oo ay iskood u yeelan doonaan dadkaasi laga billaabo maanta, sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu xadhiga ka jaray Kayd biyood oo xaafadaasi loo sameeyey.
talaabadan oo noqon doonta mid dhiirigelin doonta guud ahaan danyarta dalka ayuu madaxweynuhu goob-joog ka noqday, una mahadnaqay cid kasta oo gacan ka geysatay dhismeyaashan iyo deegaamaynta dadka dan-yarta ah.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/02/Codka-Madaxweynaha-ee-Barakacayaasha.mp3"][/audio]
HALKAN KA DAAWO SAWIRADA
[gallery columns="4" ids="14987,14986,14985,14984,14983,14982,14981,14980,14979,14978,14977,14975,14974,14973,14972,14971,14970,14969,14968,14967,14966,14965,14964,14963,14962,14961,14960,14959,14958,14957,14956,14955,14954,14953,14952,14951,14950,14949,14948,14947,14946,14945,14944,14943"]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment