Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax, Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel
Guddoomiyaha Warbaahinta Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed, Tifatiraha Wargeyska Himilo Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Caydaruus Sh Cumar Geedi, Madaxa Suuq-geynta Cabdillaahi Maxamed Axmed (Calancas), Jawhar Cabdillaahi Xuseen, Cismaan Axmed Cismaan, Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf, Ilyaas Cabdi Cali, Maxamuud Cabdilaahi Xasan (Qodax), Muna Cabdi Cali, Barre Axmed Cabdillaahi, Mawliid Aadan Cumar, Siciid Food Muxumed Dhammaan Akhyaartaasi waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:-
Maxamed SaleebaanIyoNaciima QaasimOo Mehrkoodu ku qabsoomay magaalada Hargeysa, gaar ahaan Ambassodor Hotel 01 October, 2015, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.
Himilomedia.com
Hargeisa-Somaliland
No comments:
Post a Comment