Saturday, May 10, 2014

DAAWO: Kulanka Dhex maray Xisbiga Ucid iyo Madaxdhaqameedka soomaaliya ee ku sugan somaliland

Hargeysa (Himilo) Xisbiga mucaaridka ah ee ucid ayaa kulan xogwareysi ah kula yeeshay magaalada hargeysa madaxdhaqameedka soomaaliya ee ku sugan somaliland, kulankaasi sidii uu u dhacay warbixinta madaxdhaqameedka soomaaliya iyo su'aalaha siyaasiyiinta xisbiga oo dhameystiran halkan ka daawo.

HALKAN KA DAAWO



Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment