Sida lagu baahiyay jariidada Daily Mail ee ka soo baxda dalka Ingiriiska, xog ururin ay sameeyeen khubaro caalami ah ayaa lagu ogaaday in ubadka hooyooyinkooda ay badsadaan isticmaalka bunka ee ku soo dhashay cudurka kansarku ay kor u kacday 60% marka la barbar dhigo ubadka aan hooyooyinkood badsan isticmaalka bunkaKhubaradan ayaa waxay soo jeediyeen in dawladaha daraasadan lagu sameeyay oo u badan wadamada Yurub ay sameeyaan wacyi galin ballaadhan oo la xidhiidha sidii hooyadu ay uga feejignaan lahayd isticmaalka bunka badan,gaar ahaan wakhtiga ay caloosha ubadka ku sido taas oo ah khatar caafimad o soo kordhaysa korna u qaadaysa in caruur yaryari kuso dhashaan cudurka kansarka.
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment