Wariye la dhaawacay oo Magaciisa la yidhaahdo Cabdirisaaq Jaamac Cilmi Black, ayaa la sheegay inuu dhaawacu ka gaadhay caloosha iyo gacanta midig, iyadoo xaalladiisa caafimaadna si weyn loogula tacaalayo cisbitaal Madiina ee Magaalada Muqdisho.In muddo ah ammaanka Magaalada Muqdisho, waxa uu ahaa mid u muuqda in la isku hallayn karo, balse dhacdadani ayaa ah mid walaac ku abuuraysa wariyayaasha iyo dadka kale ee caasimadda ku nool oo waxoogaa naruuro ah lasoo kacayey aroorahan.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment