Doorashadii Deegaanka Saaxdheer ayaa waxaa lagu kala baxay wareegii koowaad ee doorashada,waxaana murashaxiinta kala ahaa Maxamed Jaamac Yuusuf (Indha-sheel) iyo Cali Khaliif Galleydh oo isagu aakhirkii ku guulaystay Jagada Madaxweynenimo ee kooxdaas.Xildhibaan Cali Khaliif ayaa helay cod dhan 21 Cod, halka Indha-sheel uu helay 9 Cod sidaasina uu cod aqlabiyad ah ku guuleystay Professor Cali Khaliif Galleyr.
Xukuumadda Somaliland ayaa iyadu wali ka Hadlin Doorashada la sheegay in Cali Khaliif, waxase laga Yaabaa inay dhawaan Hadal kasoo saarto sida ay u arkaan Doorashada ka dhacday Deegaano ku yaalla Somaliland gudaheeda.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment