
Qodobada ayaa u dhignaa sidan
1. In la Dhawro Sharafta iyo Karaamada Madaxdhaqameedku leeyahay
2.In loo fududeeyo Gacanna lagu siiyo Gudashada hawlaha ay umadda u hayaan ee nabad galyada iyo Xallinta khilaafaadka
3.In Caaqilka Jabiya Qodobada Sharciga ah, xadhigiisa loo soo maro wasaaradda Arimaha gudaha, islamarkaana lala soo socodsiiyo Gudoomiyaha Gobolka ay Arintaasi khusayso
4. Inaan la xayiri Karin Mushaharka Caaqilka ama Madaxdhaqameedka haddii aanay jirin sabab Kalifaysa.
Wasiir Warancadde waxa uu amray Badhasaabada iyo laamaha amaanka ee dalku inay meel mariyaan Wareegtadan.
Wareegtadan ayaa imanaysa xilli ay xubno ka tirsan madax-dhaqameedka uu wasiirku sheegayo in karaamadooda kor loo qaadayaa ku xidhan yihiin Magaalada Burco, iyadoo loo Haysto Muran ka taagan deegaan ku yaalla Gobolka Togdheer.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment