Hargeysa (Himilo) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda urur goboleedka IGAD oo maalmahanba ku sugnaa dalka somaliland.

Kulankan oo ay Madaxweynaha waxa ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka, wasiirka arrimaha dibada, xog-hayaha gaarka ah ee madaxweynaha iyo af-hayeenka madaxtooyada.
Kulankan ayaa sidii uu u qabsoomay iyo waxyaalihii lagaga waxaad ka dhegaysataan codkan oo aanu goor dhaweyd ka helnay xafiiska af-hayeenka madaxtooyada.
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/08/Codka-Masuuliyiinta-ee-warbixinta-Kulanka-Madaxweynaha-JSL.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment