HAMBALYO MEHER WACAN

Daahir Xaji Muse Jamac Iyo Xaaaskkisa Iyo Carruurtiisa, Sayid Xaaji Muuse Iyo Xaaskiisa Iyo Carruurtiisa, Maxamed Xaaji Muuse Iyo Xaaskiisa Iyo Carruurtiisa, Nuur Xaji Muuse Xaaskiisa Iyo Carruurtiisa, Ismaaciil Saleeban Jaamac Iyo Xaaskiisa Iyo Carruurtooda, Bashiir Saleebaan Iyo Xaaskiisa, Axmed Cumer Jaamac Iyo Xaaskiisa, Adeero Sheekh Nuux Jaamac Iyo Carruurtiisa Iyo Dhamaan Reer Jaamac Dabshid Oo Dhami waxay Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaan Meherka
Maxamuud Xaaji Muuse Jaamac
Leyla Ismaaciil Xasan
Oo 14/8/2014 Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Noqda Labadii Isku Waara Ubad Khayr Qabana Eebbe kala siiyo. Aamiin……Aamiin…….Aamiin
HAMBALYO MEHER WACAN
Ayaanle Ciise Obsiiye, C/Qani Ahmed Muhumed, Axmed Maxamed Cumerjeex, Maxamed Husseen Muse, Ahmed Yusuf Yaasiin, Ismaaciil C/Laahi Jamac, C/Kareem Saleebaan Xasan, Siciid Cismaan Cali, Idiris Cabdi Xirsi, Xasan Ibraahim Cilmi, Cumer Cali (Cumaaro), Xasan Nuux C/Laahi, Maxamed Xasan Cali (Sadaam). Dhamaan Aqoonyanada Dalka India wax Kasoo Bartay waxay Hambalyo iyo Bogaadin u Dirayaan Meherka
Maxamuud Xaaji Muuse Jaamac
Iyo Leyla Ismaaciil Xasan
Oo 14/8/2014 Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Noqda Labadii Isku Waara Ubad Khayr Qabana Eebbe kala siiyo. Aamiin……….Aamiin………..Aamiin
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment