Thursday, August 7, 2014

Madaxweynaha iyo Muuse Biixi oo shaaca ka Qaaday inay soo Af-jareen Khilaaf-siyaasadeed oo kala Irdheeyey Hoggaanka Kulmiye iyo Xukuumadda

Hargeysa (Himilo)- Waxa maanta si rasmi ah loo soo afjaray xurguf siyaasadeed oo kala fogeysay hoggaanka Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, sida lagu shaaciyey kulan maanta qasriga madaxtooyada ku dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo oo wehelinayo madaxweyne ku-xigeenka iyo Wasiirrada Xukuumadda oo dhinac ah iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.

HALKAN KA DHEGAYSO HADALLADA MASUULIYIINTA

[audio mp3="http://somalilandpost.net/audio/aaska.MP3"][/audio]

DSC_0045 DSC_0047 DSC_0049 DSC_0084 DSC_0086 DSC_0098 DSC_0101

No comments:

Post a Comment