Boorama (Himilo) Mudaharaad googoos ah oo ay soo abaabuleen dhalinyaro tiro badan oo lagu taageerayo Suldaan Wabar oo dhawaan ku dhawaaqay erayo lidi ku ah jiritaanka qaranimada Somaliland ayaa maanta ka dhacay Magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama.
Mudaharaadkaasi oo aan khasaare ka dhalan ayaa markii u horeysay xukuumada somaliland ka hadashay xaalada gobolka Awdal iyo xiisada ka oogan magaalada boorama.
HALKAN KA DAAWO
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment