Sunday, December 14, 2014

DAAWO: Wasiirka Maaliyada Oo Mudanayaasha Golaha Wakiilada Uga Jawaabay Su'aalo Ay Ka Weydiiyeen Odoroska Miisaaniyada 2015

Hargeysa (Himilo) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa maanta hortagey fadhigii golaha wakiilada Somaliland, mudanayaashii ka soo qayb galay fadhigan ayaa wasiirka weydiiyey su'aalo ku saabsan odoroska miisaaniyad sanadeedka 2015 oo hore uu golaha ugu soo gudbiyey.

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment