Saraakiisha ammaanka u qaabilsan somaliland oo uu ugu horreeyo wasiirka arrimaha Guduhu ayaa goobjoog ka ahaa rogista Hubkaas, waxana dhamaan hubkaas la sheegayaa in lagu xareeyey xero ciidanka cirku ku leeyihiin duleedka dekedda Berbera.saanadan ayaa sida ayaa ka kooban laba baabuur oo ah Nooca aan rasaastu karin, Labo baabuur oo ah nooca xambaara gantaalaha Rockit ka ah, Qori wayn oo Madfac ah, iyo waliba saanad kale oo milatari.
Lama sheegin waxa laga yeelayo markabka iyo Hubka midna, waxase la filayaa in ilaa iyo inta bulshada caalamku arrinta faraha lasoo geli doonto aan la sii dayn doonin markabka iyo kabtanka wataba.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment