Hargeysa (Himilo)-Guddoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qayb galay shirkii golaha wasiirada somaliland isla markaana ka jeediyey khudbad ku saabsan doorashooyinka oo la xidhiidha doorka iyo qorshaha xukuumada iyo xisbigeeda uga yaala.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/02/Codka-Gudoomiyaha-Xisbiga-Kulmiye-Muuse-Biixi-Cabdi1.mp3"][/audio]
HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment