Hargeysa (Himilo)-Wasiirka madaxtooyada mudane xirsi cali x xasan ayaa xalay casuumad casho-sharaf ah u sameeyay ardayda jaamacada Camuud wax ku barata, gaar ahaana kuwa sanadkii u danbeeyey ee waxbarashada heerka koowaad ee jaamicada ku jira, oo magaalada Hargeysa u yimid sidii ay waayo-aragnimo u korodhsan lahaayeen.
Casho-sharaftan oo ardayda loogu sameeyey Hudheelka Safari ee hargeysa ayaa khudbado iyo hadalo dhaxal-gal ah oo ay halkaasi isku waydaarsadeen ardayda, wasiirka madaxtooyada, Guddoomiyaha Jaamacada Camuud, Haldoorka da’da yar ee dalka oo ay hogaaminayeen Sharmaarke Geelle Dacar, xubin da yar oo ka socday hay’ada UNDP, ahaana Ardaydii ugu horaysay ee Jaamacada Camuud ka baxda, mid ka mida shaqaalaha Safari oo ka sheekeeyey qisooyin badan oo uu alle hibo u siiyey lana xidhiidha ganacsiga, kana cawday dhibta ugu weyn oo noqotay wakhtiga oo ku yar awgeed.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/02/Codadka-Ardaydii-la-Casuumay-iyo-Waayaha-Masuuliyiin-ku-wehelinaayey-kulankaasi-oo-Arrimo-dhawra-oo-noloshooda-la-xidhiidha.mp3"][/audio]
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/02/Codka-Prof-Saleebaan-Cabdi-Guuleed-G.-Jaamacada-Camuud-.mp3"][/audio]
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/02/Codka-Wasiirka-Madaxtooyada-JSL-mudane-Xirsi-Cali-Xaaji-Xasan-.mp3"][/audio]
[gallery columns="4" ids="15917,15918,15919,15920,15921,15922,15923,15924,15925,15926,15927,15928,15929,15930,15931,15932,15933,15934,15935,15936,15937,15938,15939,15940,15941,15942,15943,15944,15945,15946,15947,15948,15949,15950,15951,15952,15953,15954"]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment