Friday, February 6, 2015

Akhri Magacyada Wasiirrada Cusub Ee Somalia Oo Xalay Lagu Dhawaaqay Iyo Wajiyada Markale Soo Laabtay

Muqdisho:Feb,06,2015(Himilo)-Ra’isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa markii saddexaad tan iyo intii uu xilkaas qabtay dhamaadka sanadkii hore soo dhisay Xukuumad tiro badan, taas oo la doonayo in dhawaan Baarlamaanka la horgeeyo.

sharmaXukuumaddan xalay uu Ra’isal wasaaraha Somalia ku dhawaaqay, ayaa ka kooban ugu yaraan 66-wasiir, waxana tirada Wasiir ku xigeenada markii ugu horraysay la Gaadhsiiyey 14-, iyadoo xubnaheedu u badan yihiin qaar ka yimi meelo kabaxsan Golaha Baarlamaanka.

SIdoo kale xukuumaddan cusub ee Somalia soo dhisatay, ayaa   badan middii uu dhawaan Ra’isal wasaaruhu soo dhisay, taas oo kaliya laga yimi Fahad Yaasiin oo ah wariye Tv-ga Al-jasiira u shaqeeya, kaas oo la sheegay inuu iska diiday xilkan loo dhiibay.

Waa kuwan magacyada Wasiirrada, ku-xigeenada iyo Wasiiru-dawlayaasha Xukuumadda Cusub ee Somalia ee akhri:

Magacyada Golaha Wasiirrada

  1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen

  2. Cabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta

  3. Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka

  4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda

  5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga

  6. Cabdusalam Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda

  7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada

  8. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda

  9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga

  10. Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasaaradda Dastuurka

  11. Guuled Xuseen Qaasim Boostada & Isgaarsiinta

  12. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

  13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa

  14. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Beeraha

  15. Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

  16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska

  17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha

  18. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda

  19. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Batroolka & Macadanta

  20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka


21 Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Amniga Gudaha

22 Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow) Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

23 Maxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga

24 Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasaaradda Warfaafinta

25 Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) Wasaaradda Cadaaladda

26 Cabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

 

Magacyada Wasiiru-dawlayaasha

  1. Khaalid Cali Cumar Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda

  2. Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda

  3. Maxamed Cali Xagaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga

  4. Burci Maxamed Xamsa Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Bii’adda (Deegaanka)

  5. Mahad Maxamed Salaad Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada

  6. Xasan Maxamed Jimcaale Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka

  7. Daa’uud Cabdiraxmaan Cumar Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha

  8. Cabdullaahi Bile Nuur Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada

  9. Cabdirashiid Maxamed Xiddig Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka


10 Caadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xiriirka Baarlamaanka

11 Maxamed Xasan Aadan Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga & Warshadaha

12 Shariif Maxamed Xasan Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Arrimaha dib u-habaynta Maaliyadda

13 Maxamed Cabdi Xasan (Pekos) Wasaaradda Warfaafinta

14 Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax) Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

 

Magacyada Wasiirro ku-xigeenada

  1. Cusmaan Libaax Ibraahim Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

  2. Macalin Cali Aadan Cabdow Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta

  3. Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka

  4. Maxamuud Xayir Ibrahim Wasaaradda Maaliyadda


5 Cabadalla Xuseen Cali Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi Wasaaradda Gaashaandhigga

Wasaaradda Gaashaandhigga

6 Axmed Cali Kadiye Wasaaradda Arrimaha Dibadda

7 Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada

8 Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre) Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda

9 Cabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow) Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga

  1. Cabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey)Wasaaradda Dastuurka

  2. Jaamaal Xasan Ismaaciil Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta

  3. Xirsi Aadan Roobe Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

  4. Cabdinaasir Maxamed Gaarane Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa

  5. Cabdicasiis Saalax Carmaan Wasaaradda Beeraha

  6. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

  7. Maxamed Cumar Geeddi Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska

  8. Muumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha

  9. Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda

  10. Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Batroolka & Macdanta


20 Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Caafimaadka

21 Cabdinaasir Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha

22 Cabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

23 Cismaan Aadan Dhuubow Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga

24 Cabdullaahi Colaad Roobe Wasaaradda Warfaafinta

25 Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Cadaaladda

 

Himilo Media

 

No comments:

Post a Comment