Monday, February 9, 2015

DHEGAYSO: Madaxweyne Silaanyo Oo Ka Hadlay Aqoontii Uu U Lahaa Marxuum Xildhibaan Dhugad Oo Hargeysa lagu Aasay

Hargeysa,(Himilo)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa Maanta Ka Qaybgalay Aaska Marxuum Xildhibaan Cabdillaahi Ibraahim Xirsi (Dhugad) oo xalay ku geeriyooday Hargeysa Maanta Lagu Aasay Xabaalaha Naaso Hablood ee duleedka hargeysa.

Madaxweyne Silaanyo ayaa ka waramay aqoontii uu u lahaa marxuum dhugad waxaanu yidhi:-

HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/02/Codka-Madaxweynaha-ee-Odhaahda-Tacsida-Xildhibaan-Dhugad.mp3"][/audio]

[gallery columns="4" ids="15331,15330,15329,15328,15327,15326,15325,15324,15323,15322,15321,15320,15319,15318,15317,15316,15315,15314,15313,15312"]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment