
Madaxwaynaha iyo dhigiisa Ireland ayaa ka wada hadli doona dhinacyada horumarka, maalgalin iyo taageero uu Waddanka Ireland ka sameeyo dalka.
Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha Somaliland ayaa marti qaad rasmiya oo uu ka helay Dawlada Ireland todobaadkii hore safar ugu baxay.


Himilomedia
Hargeysa Office
No comments:
Post a Comment