Warbaahinta Carabta, ayaa sheegtay in Daroogadan loo siday Amiir ka tirsan Qoyska Boqortooyada Sucuudiga, kaasoo lagu magacaabo Abd al-Muhsen bin Walid bin Abd al-Aziz Al Saud. Saraakiil Lubnaan ka tirsan, ayaa sheegay inay ka hortageen isku day si dhuumaaleysi ah daroogo Lubnaan ka timid lagu gelin rabay Sacuudiga.

Daroogada Catagon oo ka sameysan walxa Maskaxda kiciya, ayaa lagu sameeya Suuriya, waxaana badi laga isticmaala Bariga dhexe. Daroogadan, ayaa dagaalka Suuriya sii hurisay, iyadoo laga helay malaayiiin doolar, waxaana sidoo kale isticmaala dagaalyahanada.
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment