Wednesday, October 7, 2015

Talliyaha Ciidamada Booliiska Oo Sheegay In Gacanta Lagu dhigay dableydii weerartay Guriga Badhasaabka Awdal.

Hargeysa (Himilo)-Talliyaha ciidamada booliiska Somaliland sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in la qabtay dableydii weerartay guriga guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamud Cali Saleebaan Ramaax.
Talliye Billeyka Somaliland waxaa uu sheegay hawlgalo ciimada booliisku sameeyeen kadib in ciidamadu gacanta ku dhigeen shan nin oo kamida dableydii xalley weerartay guriga badhasaab Ramaax.
Taliyuhu waxaa u cadeeyay in shanta ay ku jiraan niman dhaawacyo qaba.
Warbixinta warka Shirka Jaraa’id ee taliyaha ciidamada booliiska Somaliland sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan kaga hadlay qabashada dableydan halkan ka daawo.

https://www.youtube.com/watch?v=oHU571ouKiU

 

Himilomedia

Hargeysa Office

No comments:

Post a Comment