Dublin 7,October,2015(Himilo)-Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo ay weheliyaan Wasiirada Madaxtooyadda, Warfaafinta Iyo Safiirada Imaraadka & Safiirka Wareega ee Somaliland, ayaa xarunta Baarlaamnaka Dalka Jamhuuriyadda Ireland kulan balaadhan kula yeeshay Guddida Arrimaha Dibadda Ee Golaha Wakiilada Ireland iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlaamaanka Dalkaas.
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland iyo masuuliyiinta la socda waxay hor dhigeen Baarlaamanka Dalkaas inay Mooshin cod loogu qaadayo aqoonsiga Somaliland in la keeno Baarlaamnaka Ireland.
No comments:
Post a Comment