Wednesday, September 10, 2014

Hambalyo Iyo Bogaadin Suxufi Cabdixakiim Maxamuud Shirwac

Bahda Himilo Media Group oo kala ah Guddoomiye Madar Cabdi Axmed, Tifatire Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Caydaruus Sh Cumar Geedi, Axmed Cumar Axmed, Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf, Cabdiqani Cabdiraxmaan Siciid, Siciid Food Muxumed, waxay dhamaantood hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Suxufi Cabdixakiim  Maxamuud Shirwac  oo ku  inuu dhameysto waxbarashada koowaad ee kuliyada maamulka ee jaamacada Admas.

Bahda Himilo Media Group Waxay leedahay ilaahay haka dhigo kii cilmigiisa ugu adeega diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisa. Aamiin………….. Aamiin………….. Aamiin…………..
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment