Madaxweyne Siilaanyo waxa kulanka uu la yeeshay ergayga ku wehelinayey madaxweyne ku-xigeenka Cabdiraxmaan Saylici, Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade.
Kulanka ka dib, waxa nuxurka waxyaabaha lagaga hadlay si wada-jir ah uga hadlay Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Biixi Yoonis iyo Ergayga Mr Jens Mjaugeal oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada.Halkan ka dhegayso Hadalkooda
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/09/norway.mp3"][/audio]
[gallery ids="8691,8690,8689,8688,8687,8686"]
No comments:
Post a Comment