Thursday, September 11, 2014

Hambalyo Iyo Bogaadin Bahda Himilo Media Group

Bahda Himilo Media Group oo kala ah Guddoomiye Madar Cabdi Axmed, Tifatire Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Caydaruus Sh Cumar Geedi, Axmed Cumar Axmed, Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf, Cabdiqani Cabdiraxmaan Siciid, Siciid Food Muxumed, waxay dhamaantood hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Cismaan Axmed Cismaan oo ka mid ah hawlwadeenada rasmiga ah ee laf-dhabarta u ah Himilo Media Group, oo shalay ilaahay ku guuleeyey inuu ka mid noqdo ardayda dhamaysatay waxbarashada heerka koowaad ee jaamicada Golis,
Bahda Himilo Media Group Waxay leedahay ilaahay haka dhigo kii cilmigiisa ugu adeega diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisa. Aamiin………….. Aamiin………….. Aamiin…………..
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment