Hargeysa (Himilo) Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye oo ay weheliyaan guddoomiye ku xigeenka 1aad iyo guddoomiyaha golaha dhexe ayaa si wada jir ah oo ay Shir jaraa'id ugu qabteen xarunta xisbiga kulmiye ee magaalada hargeysa waxay jawaab kaga bixiyeen go'aan siyaasadeed oo ay toddobaadkan ku dhawaaqeen axsaabta mucaaridka ah iyo madasha wada tashiga iyo toosinta.
Shirka jar'aaid ee xisbiga Kulmiye oo dhameystiran waa kan:-
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/08/ina-Biixi2.mp3"][/audio]
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/08/ina-kaahin1.mp3"][/audio]
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/08/shabeel.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment