Bahda Himilo Media Group oo kala ah Guddoomiye Madar Cabdi Axmed, Tifatire Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Caydaruus Sh Cumar Geedi, Axmed Cumar Axmed, Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf, Cabdiqani Cabdiraxmaan Siciid, Siciid Food Muxumed, waxay dhamaantood hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Suxufi Cabdiraxmaan Sh Maxamed Sh Yoonis oo ku guuleystayKaalinta koowaad ee kuliyada maamulka ee jaamacada Alpha.
Bahda Himilo Media Group Waxay leedahay ilaahay haka dhigo kii cilmigiisa ugu adeega diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisa. Aamiin………….. Aamiin………….. Aamiin…………..
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment