
Dadka inta badan ayaa waxa ay saadaalinayaan isbadal iyo in ay doorashada ku guuleysan doonaan Xisbiga soo jireenka ah ee Socialdemokraterna oo inta badan taariikhda dalkan soo hogaamin jiray waloow sideedii saano ee la soo dhaafay dalka soo maamulayey xisbiga Moderatenka.
Somalida ayaa ka mid ah qoomiyadaha sida weyn loogu xisaabtamo, maadaama tiradoodu si weyn u sii kordhayso maalinba maalinta ka dambaysa, waxana ay ku kala duwan yihiin xisbiyada ay taageerayaan.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment