
Mas’uul ka tirsan dowlada Ciraaq ayaa shaaca ka qaaday in Kooxda ISIS ay Gawaadhi ah nooca Xamuulka ku qaaday qaar ka mid ah waxyaabihii yaallay magaaladaasi, kuwaasi oo la sheegay inay iib geysay.
Islaamiyiinta Daacish, ayaa dagaal weyn kula jira Dhammaanba Goobaha ay yaalaan Waxyaabaha Hadhaaga hore ahi, waxana ay si gaar ah u badhtilmaameedsadaan Waxyaabaha Sawirrada ah ee Qarniyada badan oo jiye.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment