
Alle hawnaxariisteeLabada marxuum ee geeriyooday ayaa magacyadooda la odhan jiray Salebaan ciise xasan iyo Mawliid cabdi ciise.
Mid ka mida ah Ehelada labadda nin ee u geeriyoday ceel ka ku dumay, oo lagu magacabo caaqil Muuse ciise oo khadka telifoonka himilomedia uga waramay geerida naxdinta leh eek u timid labada marxuum, islamarkaana sheegay in labada marxuum hal qoys ka soo wada-jeeden adeerna isku ahaayeen.
Caaqilka Muuse ciise waxana uu intaasi ku daray in labada nin ee geeriyooday maydkoodii laga soo saaray ceelkii ku dumay abaaro 5 galabnimo balse ilaa hadda aan la aasin
Himilomedia.com
Hargeysa
No comments:
Post a Comment