Qoraal kooban oo ka soo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in bangigani uu Somaliland ka caawin doono saddex qaybood oo kala ah biyaha iyo nadaafada caasimada Hargeysa iyo biyo celinta iyo carro celinta dhanka beeraha.
Kulanka uu madaxweynuhu ku qaabiley weftigan ka socda bangiga horumarinta ee KFW ayaa la sheegay inay ku wehelinayeen xubno ka tirsan golaha wasiirada oo kala ah wasiirka qorshaynta qaranka,maaliyada,beeraha iyo maareeyaha wakaalada biyaha iyo xoghayaha gaarka ah ee madaxweynaha.
Halkan ka daawo sawirada kulanka
[gallery ids="17554,17553,17552,17551,17550,17549,17548,17547,17546"]

Hargeysa-somaliland
No comments:
Post a Comment