Tuesday, August 19, 2014

HAMBALYO MEHER WACAN

 

HAMBALYO MEHER WACANmeherka maxamuud x muuse

Daahir Xaji Muse Jamac  Iyo Xaaaskkisa Iyo  Carruurtiisa, Sayid Xaaji Muuse  Iyo Xaaskiisa Iyo Carruurtiisa, Maxamed Xaaji Muuse Iyo Xaaskiisa Iyo Carruurtiisa, Nuur Xaji Muuse  Xaaskiisa  Iyo Carruurtiisa,  Ismaaciil Saleeban Jaamac  Iyo Xaaskiisa Iyo Carruurtooda, Bashiir Saleebaan  Iyo Xaaskiisa, Axmed Cumer Jaamac Iyo Xaaskiisa, Adeero Sheekh Nuux Jaamac  Iyo Carruurtiisa  Iyo  Dhamaan  Reer Jaamac Dabshid Oo Dhami waxay Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaan Meherka

Maxamuud Xaaji Muuse Jaamac


Leyla Ismaaciil Xasan


Oo 14/8/2014 Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Noqda Labadii Isku Waara Ubad Khayr Qabana Eebbe kala siiyo. Aamiin……Aamiin…….Aamiin

 

HAMBALYO MEHER WACAN

 

Ayaanle Ciise Obsiiye, C/Qani Ahmed Muhumed, Axmed Maxamed Cumerjeex, Maxamed Husseen Muse, Ahmed Yusuf Yaasiin, Ismaaciil C/Laahi Jamac, C/Kareem Saleebaan Xasan, Siciid Cismaan Cali, Idiris Cabdi Xirsi, Xasan Ibraahim Cilmi, Cumer  Cali (Cumaaro), Xasan Nuux C/Laahi,  Maxamed Xasan Cali  (Sadaam). Dhamaan Aqoonyanada Dalka India wax Kasoo Bartay waxay Hambalyo iyo Bogaadin u Dirayaan Meherka

Maxamuud Xaaji Muuse Jaamac


Iyo Leyla Ismaaciil Xasan


Oo 14/8/2014 Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Noqda Labadii Isku Waara Ubad Khayr Qabana Eebbe kala siiyo. Aamiin……….Aamiin………..Aamiin

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment