
Go’aankan uu gaadhay Madaxweynaha Barack Obama ayaa lagu sheegay mid lagu xaqiijnayo danaha dalka Maraykanka iyo amniga gobalka iyo xaaladda cusub ee kasoo korodhay Dalka Yemen oo looga maarmi waayey Masaarida.
Lama sheegin wakhti cayiman oo caawimaddan oodda laga qaadi doono, balse la muujiyey in toddobadyada soo socota la fasaxi doono.
Maraykankan ayaa joojiyey malaayiin doollar oo uusiin jirey militeriga wadanka Masar, waxana arrintaasi taabatay baahida waddankaas oo intiisa badan ku tiirsan caawimooyin dibadeed.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment