
“Waxaa maanta guud ahaan tuulooyinka, degmooyinka iyo Gobolada Jamhuuriyada Somaliland looga dareeray Salaad Roobdoon ah halkaas oo madax iyo shacaba baryada Alle gacmaha loo hoorsaday.
Waxaa xaqiiq ah in abaaraha iyo dib u dhaca xilligii Alle ina baray Raxmaadkiisu tahay ujeedo Alle ka leeyahay in aynu ducadiisa u soo noqono sidoo kalena khaladaadkeena saxno.
Waxaan Allaha weyn ee Raxmada badan ka baryeynaa in uu inoo aqbalo ducadeena isla markaana ina siiyo Roob khayr qaba oo dhulka dib u soo nooleeya.. AMIIN ..
Aynu dhamaanteen ku cel celino ducada iyo baryada Alle..
??????? ??????? ????? ?????? ?????? ?????? ?????? ?????? ????? ??????? ?????? ?????
Wa Bilaahi Tawfiiq
HIMILOMEDIA.COM
HARGEYSA-SOMALILAND
No comments:
Post a Comment