
Sarkaas oo lagu magacaabi jirey Mukhtar Maxamed Macallin, ayaa ahaa Guddoomiyaha Deegaanka Carabiya oo 30-km u jirta Degmada Mandhera, waxana lagala hadhay Dadweyne Tiro badan oo Baabuur ku safrayey.
Meydka Gudoomiyihii Deegaanka Carabiya Mukhtaar Maxamed Macalin Ibraahim (Muktaar Otieno) ayaa saakay lagu aasay Deegaanka Carabiya, waxaana aaska masuulkan ka qeyb galay bulshada ku dhaqan Deegaankaasi iyo Masuuliyiin kale.
Al-Shabaab ayaan wali ka hadlin dilka loo geystay Gudoomiyaha oo la tuhmayo in ay ka dambeeyaan rag katirsan Kooxdaasi, Dowlada Kenya ayaa sidoo kale ka hadlin dilka loo geystay Gudoomiyihii Deegaanka Carabiya .
Himilo Media
No comments:
Post a Comment