
Saacadaha soo socdo waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Jabuuti uu daah roggo shirka, uu ku wada hadal siinayo Somaliland iyo Somaliland oo dhawaanahan dalka Turkiga ku lahaa wada Hadallo aan natiijo fiican laga arag wali.
Shirkan waxaa lagu sheegay wejigiisii labaad oo Ismaaciil Cumar Geele uu isugu keeno labada hogaamiye, lamase garanaayo waxa dhabta ah ee kolkaa ka soo bixi doono.
Labada dhinac, ayaa waxay hore kulamo ugu yeesheen dalka Turkiga, si leeskugu soo dhaweeyo mowqifyadooda, oo aad u kala durugsanaa.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment