Tuesday, November 4, 2014

DHEGAYSO: Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wefti Ka Socda Dalka Ingiriiska

Hargeysa (Himilo) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golihiisa xukuumada ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda dalka ingiriiska, kulankaasi oo aanay warbaahintu ka qayb galin ayaa sidii uu u dhacay iyo waxyaalihii lagaga wada hadlay waxa ka warbixiyey wasiirka arrimaha dibada somaliland Maxamed Biixi Yoonis.

HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/11/Codka-Kulanka-Madaxweynaha-iyo-Weftiga-Ingiriiska.mp3"][/audio]
DSC_0032 DSC_0038 DSC_0042 DSC_0043 DSC_0046 DSC_0053 DSC_0059Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment